Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo goor dhow lagu dilay Magaalada Jowhar

Wasiir ku-xigeenkii arrimaha diinta iyo awqaafta ee dowlad goboleedka Hirshabelle Nuur Xaashi Warsame ayaa goor dhow oo caawa fiidnimadii ah lagu dilay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Sida ay Allbanaadir Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabelle dilka Wasiir ku-xigeenka ayaa waxaa geystay dabley bastoolado ku hubeysan oo weerar gaadmo ah ku soo qaaday. … Continue reading Wasiir ka tirsan Maamulka Hirshabelle oo goor dhow lagu dilay Magaalada Jowhar